HomeAll newsHowlgal Lagu Soo qabtay Masuul katirsan Maamulka Jubbaland Oo Ka dhacay Kudhaa.

Howlgal Lagu Soo qabtay Masuul katirsan Maamulka Jubbaland Oo Ka dhacay Kudhaa.

Jaziiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka dhacay howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo lagu soo qabtay gudoomiye ku xigeenkii jaziiradaas iyo masuul ciidan oo kale.

Cumar Cabdulle oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii Jaziiradda Kudhaa ayay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Mujaahidiinta, isaga iyo sarkaal kale oo katirsanaa ciidamada maamulka Jubbaland.

Goob aan ka dheereyn halkii laga soo qabtay ayaa la sheegay in lagu dilay labada masuul ee katirsan maamulka Jubbaland.

Marka laga soo tago howlgalka Kudhaa, waxay ciidamada Mujaahidiinta xalay fuliyeen silsilado howlgallo ah oo ka dhacay gobollo kala duwan.

Dhagayso Faafaahin howlgallo iyo mid gaar-ah-oo-lagu-soo-qabtay-Masuul-katirsan-Maamulka-Jubbaland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular