HomeAll newsFaahfaahin Kasoo Baxaysa Camaliyad Nafhurnimo ah oo Maalintii Shalay ka Dhacday Waddanka...

Faahfaahin Kasoo Baxaysa Camaliyad Nafhurnimo ah oo Maalintii Shalay ka Dhacday Waddanka Afgaanistaan.

Naftii hore katirsan mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah islamarkaana ka xeynayay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa gudaha ugalay xarunta ciidamada xukuumadda Kaabul ee gobalka Baqlaan oo dhaca woqooyiga waddanka Afgaanistaan.

War kasoo baxay Imaarada islaamiga ah ee Afgaanistaan islamarkaana uu ku saxiisnaa Afhayeenka imaarada Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid ayaa lagu sheegay in 41 askari oo isugu jira ciidamada millatariga iyo kuwa boliska xukuumadda Kaabul lagu dilay camaliyadda halka tiro inaa ka badanna lagu dhaawacay.

Mujaahidiinta ayaa sidoo kale sheegay in camaliyadda lagu gubay 8 gaari oo kuwa gaashaaman ah iyo 16 kuwa dagaalka ah, waxaana gabi ahaanba ay camaliyaddu bur burisay saldhiggii ay ku sugnaayeen ciidamada xukuumadda Kaabul.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular