
Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi iyo Nabadoon Maxamed Qooje oo isku aragti ahaa ayaa la dooday Maxamad Xuseen oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka ee gobolka Gedo.
Dooda oo ahayd mid dhinacyo badan taabaneysa ayaa arimaha looga dooday waxaa kamid ahaa duqeyntii Kenyaatigu ka geysteen Ceel cadde, waxaana sidoo kale lagu soo hadal qaaday laba wejiileynta dowladda Kenya, marka loo eego la tacaamulkeeda Dowladda federaalka.
Dood dhexmartay Odayaal Soomaaliyeed iyo Sarkaal katirsan Dowladda Federaalka