Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado , Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-11-1442, oo waafaqsan 29-06-2021, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Amiin.