Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-10-1442 oo waafaqsan 13-06-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali