Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-10-1442 oo waafaqsan 02-06-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.