HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhim Ah.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay Luqadda Carabiga iyo muhiimaddeeda iyadoo lagu marti qaaday dad aqoon u leh luqadda.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular