HomeAll newsDab Khasaare kala duwan Dhaliyay Oo ka kacay Isogyska Balaak Sii ee...

Dab Khasaare kala duwan Dhaliyay Oo ka kacay Isogyska Balaak Sii ee Muqdisho.

Faafaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashey dab ka kacay isgosyka Black Sea ee magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa basbeeliyay xarumo ganacsi oo gaaraya illaa 4 xarumood, waxaana ku dhaawacay qaar kamid ah dadkii ku sugnaa goobta uu dabka ka kacay.

Qaar kamid ah milkiiliyaasha hantidooda ay ku gubatay dabka ayaa la hadlay warbaahinta waxayna tilmaameen sida ay wax u dheceen.

Dhawaan ayay ahayd markii suuq ku yaala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari uu dab xoogan qabsaday, kaasoo ay ku hanti beeleen ganacsato soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso faafaahin dab ka kacay isgosyka Black Sea.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular