Nabadoon Ismaaciil Haaruun, oo ah Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waraysi uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan wuxuu ka hadlay tallaabadii dowladda Kenya ay ku joojisay duulimaadyadii Soomaaliya.
Nabadoonka ayaa sheegay in dowladda Kenya ay tahay dowlad cadaawad fog u heysa Umadda Soomaaliyeed, Soomaaliyana ay kusoo daabuli jirtay maandooriyaha qaadka, iyadoo taas bedelkeeda ka sameysa malaayiin doollar oo maalinle ah.
Halkan ka dhagayso Waraysiga Nabadoon Ismaaciil Haaruun- Afhayeenka Nuqabada Soomaaliyeed.