Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Maanta waxaa lagu soo qaatay maandooriyaha Dalka ku soo badanaya iyo dhibaatadiisa.
Waxaa soo jeedinaya Cabdi-fitaax Maxamed Qaasim
Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 11 06 2021