Idaacadda Al-Furqaan ayaa baahineysa waraysiyo muuqaallo taxane ah, oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaannada Federaalka iyo maamul goboleedyada ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Qeybta (01), waa waraysi aanu la yeelannay Cismaan Maxamad Rooble oo katirsanaa ergadii ka socotay maamulka Hir Shabeelle, wuxuu watay nin u tartamayay kursiga uu ku fadhiyo Xillibaan Daahir Amiin Jeesow, balse waa laga guuleystay ninkii uu u codeynayay.
“ Islaamnimada waxaan moodeyney sida Qabiilka oo kale, balse maanta waxaan ogaannay in diinta Islaamka lasoo gala, lagana baxo”. Ayuu yiri Cismaan Maxmad Rooble oo katirsanaa ergadii maamulka Hir SHabeelle.
Hoos Ka daawo Filimka.
https://www.facebook.com/Sacidowcali/videos/494924814868708