Deegaanka Nasrudiin waa deegaan hoosyimaada degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaa ka socda dhismaha masjid cusub, kadib markii uu ciriiri noqday masjidkii hore oo jiingad ahaa.
Hadaba qof welib oo muslim ah, islamarkaana awood u leh inuu wax ku darsado dhismaha gurigaas Alle uu leeyahay waxaa laga codsanayaa inuu kaalin wanaagsan ka qaato arinkaas.
Halkan ka dhagayso warbixin ka hadlaysa dhismaha Majidka.
Hoos Ka daawo sawirrada dhismaha masjidka cusub ee deegaanka Nasru-diin.