Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maata waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-05-1442 oo waafaqsan 02 01 2021, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka duhurnimo 02 01 2021