HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 16 06 1442.

Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 16 06 1442.

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-06-1442 oo waafaqsan 29 01 2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta  waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geeddi.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 29 01 2021.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular