Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-05–1442 oo waafaqsan 06-01-2021 Dhuuxa waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan..