Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-05–1442 oo waafaqsan 02-01-2021 Dhuuxa waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.