HomeAll newsDhagayso:Xukunka ka dhalanaya In Laga Qeybgalo Ciida Kirismiska.

Dhagayso:Xukunka ka dhalanaya In Laga Qeybgalo Ciida Kirismiska.

Marka bisha December ay gaarto 25 dabayaaqada sanad kasta iyo horaanta sanadka cusub  waxay masiixiyiinta udabaal degaan dhalashada Nabi Ciise oo cadeyn dhabta ah loo heynin in xiligaasi uu dhashay.

Diirada oo maanta marti uu ku ahaa Sheekh Cabdul illaah waxaa looga hadlay xukunka ciida gaalada iyo waxa ka dhalanaya in Muslimiinta ka qeybgalaan xafladaha ciidaha gaalada Ama loo dabaal dego bilashada sanadka Miilaadiga.

Halkan ka dhagayso diirada jimcaha 01 01 2021.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular