HomeAll newsCiidamada Alshabaab oo xalay iyo shalay weeraray meello badan.

Ciidamada Alshabaab oo xalay iyo shalay weeraray meello badan.

Ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa xalay iyo shalay qaaday dagaallo ka dhan ah ciidamada shisheeyaha iyo askarta Soomaalida ah.

15 Askari oo mid kamid ah uu udhashay dalka Burundi ayaa ku dhintay qaraxyo iyo dagaallo ka dhacay inta udhaxaysa Gololey iyo degmada Balcad ee shabeellaha dhexe.

Weeraro ka dhacay goballada Banaadir,shabeelaha hoose,shabeellaha dhexe,Hiiraan iyo jubada hoose ayaa gaystay khasaaro kala duwan ee hoos ka dhagayso.

Halkan ka dhagayso warbixinta Howlgallada xalay.

Ciidamada Alshabaab ayaa kordhiyay dagaallada iyo qaraxyada ka dhanka ah ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular