HomeAll newsXaalad Nolol Xumo Oo ka jirta Xabasiyada Maamulka Soomaliland. (Dhagayso)

Xaalad Nolol Xumo Oo ka jirta Xabasiyada Maamulka Soomaliland. (Dhagayso)

Muusa Biixi; Hogaamiyaha maamulka Soomaali-land

Waxaa xaalad nolol xumo iyo mid nadaafad darro laga soo sheegayaa xabsiyada uu maamulka Soomaaliland ku leeyahay magaalooyinka iyo deegaannada dhaca wuqooyi galbeed Soomaaliya.

Maamulkan oo ku daaban Shisheeyaha gaar ahaan xabashida Itoobiya ayaa waxaa u xiran dadweyne badan oo isuga jira dhalinyaro, ganacsato iyo culimada Diinta Islaamka.

Halkan ka dhagyaso Xaalad Nolol xumo oo ka jirta Xabsiyada maamulka Somaliland

(Alprazolam)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular