Weli waxay dagaallo xoogan ka soconayaan wadanka Itoobiya, kaas oo dhexmaraya ciidamada dowladda Itoobiya iyo kooxda Tigreega oo diidan nidaamka Abey Axmed.
Dagaallada ayaa u muuqda kuwa sii daba dheeraanaya marba marka ka dambeysa, mana muuqato wax rajo ah oo ku aadan iney joogsadaan dagaalladaas.
Xubin ku baxda barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ayaa lagu soo qaatay dhacdooyinkii ugu dambeeyay caalamka iyo si gaar ah xaalada wadanka Itoobiya.