Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay howlgallo kala duwan ka fuliyeen qeybo kamid ah gobollada Soomaaliya, kuwaas oo beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo askarta maamul goboleedyada.
Weerarada meelaha ay ka dheceen waxaa kamid ah buuraha Goolis oo ay ka howlgalaan guutooyin katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo sidoo kale gobolka Shabeellaha Dhexe.
Waxaa sidoo kale goobaha ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku weerareen ciidamada Shisheeyaha kamid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalooyinka Halgan iyo Buula Burde.
Halkan ka dhagayso Faafaahinta weeraro milliteri oo dhacay Saacadihii lasoo dhaafay.