HomeAll newsShisheeyaha Oo Lagu Weeraray Gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Shisheeyaha Oo Lagu Weeraray Gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Xarunta maamulka Goof Guduud Buurrey oo ay ku suganyihiin Mujaahidiinta-Sawir hore

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weeraro culus waxay habeenkii xalay ku qaadeen saldhigyo ciidamada Shisheeyaha ku leeyihiin deegaanno katirsan gobollada Shabeellaha Hoose, Jubbada Hoose iyo Baay.

Meelaha Shisheyaha lagu weeraray waxaa kamid ah Yoontooy, Taabto, Qooqaani, Awdiinle, garoonka Baraawe, Jannaale iyo goobo kale.

Weeraradan oo dhacay dhamaantooda habeenkii xalay ayaa waxaa la rumeysanyahay iney geysteen khasaare kala duwan.

Halkan ka dhagayso Shisheeyaha Oo lagu weeraray Gobollo kala duwan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular