Maktabka Zakawaatka ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose ayaa Zakada xoolaha nool waxa uu ka qeybiyay qeybo kamid ah wilaayada islaamiga ah.
Dadweyne Fuqaro iyo masaakiin isuga jira ayaa ka faa’ideystay qeybinta zakada xoolaha nool oo isugu jiray Geel, Lo’ iyo Ari.
Waxaa jiray dad la faqri tiray, islamarkaana la siiyay min 5 neef oo geel ah.