HomeAll newsSawirro: Kudhawaad 60 Askari Oo Dowladda Federaalka Looga dilay Bacaadweyn .

Sawirro: Kudhawaad 60 Askari Oo Dowladda Federaalka Looga dilay Bacaadweyn .

Bartamaha Bacaadweyn ee gobolka Mudug

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirro laga soo qaaday dagaalkii weynaa ee maalintii shalay Bacaadweyn ku dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda federaalka.

Sawirrada waxaa lagu arkayaa meydadka askar badan oo katirsan kuwa Dowladda federaalka, oo waran goobta lagu dagaallamay, halka sidoo kale la arkayo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan bartamaha Bacaadweyn.

Sawirrada waxaa sidoo kale ka muuqanaya gawaarida dagaalka ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku furteen dagaalkii weynaa ee Bacaadweyn, kuwaas oo ay kamid yihiin Zuugag iyo dhashiikayaal.

Halkan ka dhagayso Sheeko ku saabsan Sawirrada Dagaalkii Bacaadweyn

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular