Wararka ka imaanaya gobolak Galgaduud ee bartamaha dhulkeena Soomaaliya ayaa ku waramaya in kooxo hubeysan ay dhabbaha u galeen saraakiil katirsan ciidamada Dowladda federaalka.
Deegaan lagu magacaabo Balli Hawd oo Galgaduud katirsan ayaa waxaa ka dhacay weerar jidgal ah, waxaana lagu dilay saraakiil katirsan ciidamada milliteriga Dowlaldda federaalka.
Waxaa lagu soo waramayaa iney jiraan saraakiil aan nolol iyo geeri toona laga warheyn, kuwaas oo kamid ah saraakiisha guutada 21-aad ee Dowladda federaalka.
Halkan ka dhagayso Saraakil katirsan Dowladda federaalka Oo Galgaduud lagu dilay