HomeAll newsMaxaa laga dhaxlay dowladihii shisheeyuhu dhisay ee dalka soo Maray.?(Maqal)

Maxaa laga dhaxlay dowladihii shisheeyuhu dhisay ee dalka soo Maray.?(Maqal)

Barnaamijka Diirada jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay khilaafka ku aadan doorasha ee udhaxeeya hoggaanka sare ee dowladda federaalka iyo siyaasiyiinta musharixiinta ah ee doonaya inay la tartamaan Farmaajo.

Waxyaabaha laga dhaxlay dowlada Farmaajo iyo kuwii ka horeeyay ayaa aad looga hadlay diirada oo ay ka qeybgaleen Ibnu Muflix,Abuu Faatimah,Cazaam Axmed iyo Maxamuud Ugaasi.

Halkan kala deg ama ka dhagayso diirada Jimcaha 11 12 2020.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular