HomeAll newsFaafahinno Laga helayo Weeraro khasaare badan dhaliyay Oo ka dhacay Kenya iyo...

Faafahinno Laga helayo Weeraro khasaare badan dhaliyay Oo ka dhacay Kenya iyo Bakool.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhawaan waxay weeraro xoogan ka geysteen qeybo kamid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya, iyo gobolka Bakool ee koonfur galbeed ee Soomaaliya.

Weeraradan oo kamaa’in ahaa ayaa waxa lagu dilay tobanaan askari oo katirsan ciidamada Kenya iyo askarta maamulka Koonfur galbeed ee Xabshida ku wehlinaya duulaanka ay ku joogaan gobollada Bay iyo Bakool.

Halkan ka dhagyaso Faafaahinno dheeraad ah oo laga helayo kamiin ka dhacay Bakool

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular