Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-04-1442 oo waafaqsan 09-12-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 09 12 2020.