Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti ,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-04-1442 oo waafaqsan 12-12-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka Duhurnimo 12 12 2020