HomeAll newsDhagayso:dagaallo ka dhacay shabeelaha Hoose iyo Jubada Hoose.

Dhagayso:dagaallo ka dhacay shabeelaha Hoose iyo Jubada Hoose.

Dagaallo udhaxeeyay ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin iyo kuwa shisheeye oo ay wehliyaan Askarta dowladda ayaa xalay ka dhacay qeybo kamid ah Jubooyinka iyo shabeelaha HC

Ciidamo  katirsan shabaabul mujaahidiin ayaa dagaallo culus ku qaaday deegaanada Hosingow.iyo Baar sanguuni oo katirsan jubada Hoose iyo Janaale,Arbacow iyo ,Buur Colow oo ka wada tirsan shabeelaha Hoose.

Lama hayo faafaahin ku aadan khasaaraha ay gaysteen dagaalada

Habeenadii lasoo dhaafay ayay  Alshabaab weeraro ku qaaday fariisimo ay ku suganyihiin ciidamada Ajaaniibta iyo kuwa dowladda.

Dhagayso warbixin ku saabsan dagaalada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular