Waxaa dab xoogan oo khasaare dhaliyay ka kacay suuq weyn oo ku yaala magaalada Jigjiga ee xarunta dhulka Soomaali galbeed ee ay xooga ku heysato dowladda Itoobiya.
Dabka ayaa ka kacay suuqa Taiwan oo kamid ah suuqyada ugu muhiimsan ee magaalada Jigjiga ee xarunta dhulka Soomaali galbeed.
Hal ruux ayaa ku dhintay dabka, halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana intaas dheer khasaaraha hantiyadeed ee uu geystay dabka.
Halkan ka dhagayso Faafaahin Dab khasaare dhaliyay oo ka kacay Suuq ku yaala Jigjiga