HomeAll newsDab Guryo Basbeeliyay Oo ka kacay Degmada Hodan ee Muqdisho.

Dab Guryo Basbeeliyay Oo ka kacay Degmada Hodan ee Muqdisho.

Dab xoogan oo waxyeello dhaliyay ayaa ka kacay guri ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya.

Dabka ayaa waxaa uu ka dhashey koronto, waxaana guriga uu kacay uga sii gudbay guryo kale, iyadoo wadarta guryaha basbeeley gaarayaan afar guri.

Majirto dad wax ku noqday dhimasho iyo dhaawac toona, waxaase ku hanti beelay dadkii guryahaas deganaa, sida ay sheegeen goobjoogayaal warbaahinta la hadlay.

Hlakan ka dhagayso Dab Guryo basbeeliyay oo kacay degmada Hodan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular