Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay filim cusub oo lagu soo bandhigayo raggii fuliyay weerarkii weynaa ee 14 Riverside ee magaalada Nairoobi, kaas oo dhacay January 2019-ka.
Waxaa lagu arkayaa muuqaalka dagaalyahannada Naftood huriyaasha Xarakada Al-Shabaab oo ku sugan bartamaha magaalada Nairoobi ee caasimadda Kenya, ka hor inta aaney qaadin weerarka.
Weerarkan wuxuu daah fur u ahaa silsilado weeraro ah oo loogu magacdaray ” Qudus Lama Yahuudiyeynayo” oo ay ku dhawaaqday Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, loogana soo horjeedo tallaabii uu Donald Trump Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda.
Halkan ka dhagayso Warbixin Filimka Al-Kataa’ib ee Fourteen Riverside