Faransiiska waa dal leh taariikh madow, marka laga hadlayo dhibaatooyinka uu ka geystay caalamka Islaamka.
Laga billaabo dagaalladii qarnigii koowaad ee hijriyada illaa iyo maanta wuxuu colaad iyo duulaan ku yahay Muslimiinta caalamka.
Warbixintan oo ka kooban labo xalqo, waxaa qeybtooda koowaad kaga hadleynaa dhibaatadii uu Faransiiska ka geystay wadanka Aljeeriya, kaalintii uu ku lahaa dagaalkii Al-Xuruubu Saliibiyah iyo qadiyado kale.