Sheekh Fu’aad Maxa’ed Khalaf oo kamid ah culimada Diinta Islaamka ayaa kalimad ka jeediyay masjid ku yaala wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka kadib salaaddii Jimcaha, wuxuuna kaga hadlay xadgudubka ay dowladda Faransiiska u geysaneyso diinta Islaamka.
Sheekha oo ka hor hadlayay boqollaal ruux oo muslimiin ah ayaa ka hadlay fadliga Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam, iyo xukunka sharciga ah ee cid weliba ee aflgaadeysa.
Kalimadd Sheekha oo ahayd mid xamaasad leh, dadkuna ay la takbiirsadeen ayaa wuxuu Sheekhu Muslimiinta ugu baaqay iney difaacaan Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam.
Halkan ka dhagayso Tacliiqa Khudbada Shiikh Fu’aad Maxa’ed Khalaf.