Maalintii lixaad xaaladda wadanka Itoobiya ayaa kacsan, iyadoo ay dhacayaan dagaallo culus oo dhexmaraya ciidamada Itoobiya iyo kuwa Tigreega.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abey Axmed ayaa xilka ka tuuray wasiirka arimaha dibadda, Taliyaha ciidamada milliteriga iyo taliyaha Sirdoonka.
Halkan ka dhagayso Faafaahin Maxaad kala socotaa Xaaladda Itoobiya