Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Saaka waa Tallado Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17 -03-1442, oo waafaqsan 03-11-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 03 11 2020.