Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-4-1442 oo waafaqsan 27-11-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.
Halkan ka dhagayso War Duhur 27 11 2020