Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 12-04-1442 oo ku asteysan 27-11-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 27 11 2020