Magaalada Buula Fullaay ee gobolka Bay iyo Bakool waxaa ka dhacay banaanbax ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada, kaas oo lagu difaacayay sharafka Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam.
Dadka isku soo baxay ayaa sheegay iney aad uga xunyihiin tallaabada ay dowladda Faransiiska ku aflgaadeyneyso Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam, iyagoona dhinac kale bogaadiyay howlgallada ay fuliyeen dhalinyarada Muslimiinta.
Sheekh Cabdullaahi Macallin Geedow, waaliga wilaayada islaamiga ee Bay iyo Bakool oo kalimad ka jeediyay isku soo baxa ayaa sheegay in Faransiiska ay ku caan baxday la dagaalanka Islaamka iyo Muslimiinta, isagoona dhinac kale bogaadiyay raggii fuliyay weeraradii ka dhacay Paris.
Halkan ka dhagayso kalimadda Sheekh Cabdullaah Macallin Geedow Waaliga Baay iyo Bakool
Alfurqaan waan taakeeraa