Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa ArbacoTaariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-02-1442, oo waafaqsan 14-10-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geeddi.