HomeAll newsCiidamo iyo Saraakiil Itoobiyaan ah Oo lagu dilay Gobolka Baay.

Ciidamo iyo Saraakiil Itoobiyaan ah Oo lagu dilay Gobolka Baay.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhabbaha u galay ciidamo Itoobiyaan ah oo ku socdaalayay duleedka degmada Diinsoor ee wilaayada islaamiga Baay iyo Bakool.

Weerarka kamiinka oo ahaa mid aad u culus ayaa socday in muda ah, waxaana khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay ciidamada Xabashida Itoobiya.

Ugu yaraan 6 askari Itoobiyaan ah oo 2 kamid ah ay saraakiil yihiin ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerarkan, halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen 6 kale oo Itoobiyaan ah.

Waxaa suuragal ah in khasaaruhu intan ka bato, maadaama ay soo bixi karto tafaasiil horleh.

Halkan ka dhagayso Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu dilay gobolka Baay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular