HomeAll newsQarax Shisheeyaha Lagula beegsaday duleedka Qoryooley.

Qarax Shisheeyaha Lagula beegsaday duleedka Qoryooley.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijinaya in qarax xoogan lala eegtay gaari nooca gaashaman ah oo ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Shisheeyaha Uganda.

Gaariga uu qaraxu haleeley ayaa marayay deegaanka Danow ee hoos yimaada degmada Qoryooley, waxaana gebi ahaanba burburay gaariga, iyadoo askartii saarneyd ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen.

Inta badan ciidamada Shisheeyaha marka ay isaga kala gudbayaan deegaannada iyo degmooyinka ay ka joogaan wilaayaadka islaamiga waxay la kulmaan weeraro culus iyo qaraxyo xoogan oo uga yimaada dhinaca ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular