HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Aflagaadadii Faransiisku U Geystay Nabiga "صلى الله...

Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Aflagaadadii Faransiisku U Geystay Nabiga “صلى الله عليه وسلم”

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay aflagaadadii uu todobaadkan mid kamid ah wargeysyada kasoo baxay dalka Faransiisku u geystay Nabigeena Muxamad “صلى الله عليه وسلم” waxaana marti ku ah Sheekh Nuur Macallim Cabdraxmaan.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 04-09-2020

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Mashalah walhi runti barnamijada jimcaha runta aadbaugahelne wangumahadsaantuhin ilaahey haidinbarageyo galada wanusheygeyna ineyjawab dagdag ah insiino

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular