Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-02-1442, oo waafaqsan 28-09-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.