Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-01-1442, oo waafaqsan 08–09–2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abubakar Ibraahim Geedi.