Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay weerarkii cuslaa ee Isniintii ka dhacay degaanka Jannaay Cabdalla oo hoos taga Kismaayo laguna beegsaday ciidamo Mareykan ah oo Jimcihii hore qabsaday dhacdada kadibna halkaa isaga tagay.