HomeAll newsYahuudda iyo Imaaraadka Carabta Oo Gaaray Heshiis Rasmi ah (Falanqeyn)

Yahuudda iyo Imaaraadka Carabta Oo Gaaray Heshiis Rasmi ah (Falanqeyn)

Heshiis ay garwadeyn ka tahay dowladda Maraykanka ee uu hogaamiyo Donald Trump ayaa dhexmaray dowladda Imaaraatka Carabta iyo maamulka Yahuudda ee xooga ku heysta dhulka Muslimiinta ee Filastiin.

Heshiiskan ayaa dhigaya in si buuxda oo cad ay isu dhaafsadaan dowladda Imaaraatka Carabta iyo maamulka Yahuudda safaaro, xiriir ganacsi iyo mid siyaasadeed intuba.

Inkastoo arinkan horey loo sahdaalinayay hadana waxaa aad uga horyimid muslimiinta caalamka, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay heshiis dhulka Muslimiinta Filastiin loogu aqoonsanayo iney Yahuuddu leeyihiin.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn ku saabsan heshiiska Imaaraatka iyo maamulka YAHUUDDA.lite

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular