HomeAll newsWararkii ugu dambeeyay ee Afgembiga Maali.(Dhagayso)

Wararkii ugu dambeeyay ee Afgembiga Maali.(Dhagayso)

Dalka Maali waxaa ka dhacay afgembi talada looga tuuray madaxweynihii wadankaas iyo xukuumadiisa, waxaana talada la wareegay saraakiisha milliteriga.

Madaxweyne Kayta ayaa laga sii daayya tvga muuqaal isaga laga soo duubay oo uu ku sheegayo inuu kala diray dowladiisa, isaguna uu xilka iska casiley.

Halkan ka dhagayso Wararkii ugu dambeeyey Afgembiga Maali

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular