HomeAll newsSawirro+Codad: Beesha Geeledle Ee Raxanweyn oo Gedo Ku Duubatay Ugaas Cusub.

Sawirro+Codad: Beesha Geeledle Ee Raxanweyn oo Gedo Ku Duubatay Ugaas Cusub.

Beesha Geledle oo kamid ah qabiilka Raxanweyn ayaa Ugaas Cusub ku duubatay gobolka Gedo iyadoo munaasabadda ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin, salaadiin iyo bulsho badan.

Ugaaska beesha Geledle Macallin Xuseyn Madeey Xassan, ayaa ballan qaaday inuu tolkiisa ku hogaamin doono shareecada islaamka.

Ugaaska la doortay lana caleema saaray ayaa Waaliga Gedo Sh/Abuu Turaab ka gudoomay Kitaab Qur’aan, Calanka Towxiidka iyo Qori Ak47 ah.

Salaadiin badan oo ka hadlay xafladda ayaa ugaaska ku dhiira galiyay daris wanaagga iyo cadaaladda iyadoo si guud ahaaneedna ay nabadoonada beeshu ballan qaadeen iney ku saf yihiin Wilaayada Islaamiga ah ee Gedo, kana dhan yihiin shisheeyaha gobolka kusoo duulay.

Halkan Ka Degso Kalimadda Waaliga Hedo

Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Geledle

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular